Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Fanaanada Qamar C/laahi Harawa oo Sii daynteeda laga Codsaday Dawlada...

Fanaanada Qamar C/laahi Harawa oo Sii daynteeda laga Codsaday Dawlada TURKIGA iyo Jaamac Faarax Xareed oo ka hadlay.. Hoos Ka daawo.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mahiga oo dardaaran ka fiirsasho u baahan u jeediyay dowlada Soomaaliya

Awdalpress(Nayrobi) 01 Jun, 13–Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo waqtigiisa saacado ay ka harsan yihiin inuu ka dago shaqada uu kahayay dalka Soomaaliya ayaa waxa uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaalad deg deg ah oo lagu soo rogay wadanka Kyrgyzstan

Awdalpress(Kyrgyztan) 01 Jun, 13–Wararka laga helayo dalka Kyrgyzstan ayaa sheegay in xaalad deg dega h lagu soo rogay wadankaasi kadib markii isku dhacyo dhiig ku daatay ay dhexmareen ciidamada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamo ka socda Sierra-leon oo maanta ku biiray howl-galka AMISOM

Awdalpress(Muqdisho) 01 Jun, 13–Cutub ciidamo ah oo ka socdo dalka Sierraleone, ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho si ay qayb ugu noqdaan ciidamada nabad ilaalinta ee midowga Africa ka jooga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maalintii Labaad oo Mudaharaado ka socdaan Turkiga

Awdalpress(Istanbul) 01 Jun, 13–Banaanbax balaaran ayaa ka soconaya  magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, kadib markii ay soo baxday qorshe ay dowlada Turkiga ku dooneyso inay dhismayaal ka dhisto...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faroole: Madaxweynaha ayaan Nairobi kula kulmi doonaa iyo Boosaaso oo...

Awdalpress(Nayrobi) 01 Jun, 13–Madaxweynaha dowlad goboleedka Punt-land C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole, ayaa sheegay in uu madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

M/weynaha Somaliya Xasan oo M/xigeenka Kiiniya kala Hadlay Arinta Kismaayo

Awdalpress(Yokohama) 01 Jun, 13–Madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya, William Ruto ayaa sheegay in dowladdiisa ay ciidamadeeda kala baxayso gudaha Soomaaliya marka la xaqiijiyo amniga labada dal. Ruto oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhaq-dhaqaaqa Soo dhawaynta Prof. Axmed Samatar Oo laga dareemay Hargeysa iyo...

Awdalpress(Hargaysa) 01 Jun 13– Xukuumadda Somaliland ayaa guddi heer qaran ah u saartay soo dhaweynta Prof.  Axmed Ismaaciil Samatar oo  ah aqoonyahan u dhashay Somaliland oo lagu wado in uu dalka...

View Article


Ogaysiis: Round 2 Outreach Events in North America – Toronto, Ottawa...

The World Bank Somprep II Program, and Somaliland Business Fund (SBF) Round 2 Outreach Events in North America – Toronto, Ottawa (Canada); Columbus, Ohio and Minneapolis, Minnesota, USA The SBF is...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan oo la kulmay Ban Ki-moon

Awdalpress(Yokohama) 02 Jun, 13–Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula  kulmay Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon magaalada Yokahama ee waddanka Japan, halkaas oo uu ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mudaahaardyadii Turkiga oo ku fidey meelo kale

Awdalpress(Istanbul) 02 Jun, 13–Ugu yaraan kun qof ayaa Booliska dalka Turkigu qabteen, maalmihii u danbeeyey, kuwaas oo ka qaybqaadanayey banaanbaxyo mararka qaarkood rabshado watey, sida uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Bilaabista dhismaha wadada u dhaxaysa magaalooyinka Dilla iyo Boorama...

Daawo: Bilaabista dhismaha wadada u dhaxaysa magaalooyinka Dilla iyo Boorama oo la dhamaystirayo 6km ee gabagabada Jidka Dilla iyo Boorama

View Article

Somaliland: Tartanka Cayaaraha gobollada oo furmay

Awdalpress(Hargaysa) 02 Jun, 13–Tartankii lixaad ee cayaaraha gobollada maamulka  Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga furmay goroonka cayaaraha ee magaalada Hargaysa. Madaxweynaha maamulka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Imaatinkii Prof, Samatar uu yimid Somaliland iyo Soo dhaweynta uu la...

Daawo: Imaatinkii Prof, Samatar uu yimid Somaliland iyo Soo dhaweynta uu la kulmay, Muxuuse Yidhi ?

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirada Arimaha Dibada ee Soomaaliya iyo Kiiniya oo Heshiis kala Sexeexday

Awdalpress(Nayrobi) 02 Jun !3–Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, ayaa maanta magaalada Nairobi ku kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo heshiisyadii horey labada dal uga dhaxeeyey. Wasiirada arrimaha...

View Article


Kaftanka maanta: Arrimhii Siyaasadda waxan kaga nasanaynaa noocyada dumarka...

Dhaqan ahaan waxa aan dadkii hore ka soo gaadhnay, faallooyin iyo tilmaamo ay raggu ku xulanayaan dumarka amma ay dumarku ku jeclaanayaan ragga. Marka uu ninku guur u meeryahayna waxa ay odayadii hore...

View Article

Maxkamadda Muqdisha oo go’aansatay in qofkii qof dila ama dilay isna la dilayo.

Awdalpess – Muqdisho – Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada Somalia ayaa maanta xukuno dilo ah ku riday labo askari oo ka tirsanaa ciidamada nabad sugida Qaranka ka dib markii lagu eedeeyey iney...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ergayga cusub ee Qaramada Midoobay u soo magacowday Soomaaliya oo Muqdisho...

Wasiirka Warfaafinta ee Dowladda Soomaaliya & Ergayga cusb ee UNSOM Awdalpress – Muqdisho – Isniin, Juun 03, 2013  — Ergayga cusub ee Qaramadda Midoobay u soo magacowday Soomaaliya, Nicholas Kay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somalia oo kulammo la qaatay Madaxda FAO iyo UNEP +Sawiro

Awdalpress – Yokohama, 03 June 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa maanta u mahadceliyey Ra’iisul Wasaaraha Japan Shinzo Abe, kaddib markii  maanta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maskaxda reer Awdal oo bari dhaw faa’iido weyn u keeni doonta ummadda geeska...

Dadka reer Awdal waxa ay caan ku yihiin dad waxbarashada jecel oo aad u raadiya. Sida taariikhda lagu hayana wakhtigii Islaamku soo galay geeska Afrika waxa ay ahaayeen dadkii aqoonta diinta iyo ta...

View Article
Browsing all 7395 articles
Browse latest View live